HomeUncategorized

Ardayda dugsiyada sare ee Puntland oo isu diyaarinaya imtixaanka fasalka 4-aad (form 4) ee sannad dugsiyeedka 2009/2010.

Waxaa ka socda iskuulaadka sare ee gobollada Puntland u diryaar garowga imtixaanka fasalka 4-aad (form 4) ee sannad dugsiyeedka 2009/2010. Dugsiyad

Baahin: Sabti, 21 SEP 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo
M/weyne Faroole oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya.
Natiijada tartankii xalay dhexmaray dugsiyada sare ee Muntadda Qardho, Burtine Secondry, Sh. Xamdaan Bossaso iyo Alnuur Baran.

Waxaa ka socda iskuulaadka sare ee gobollada Puntland u diryaar garowga imtixaanka fasalka 4-aad (form 4) ee sannad dugsiyeedka 2009/2010.

Dugsiyada sare ee Hawd, Buuhoodle & dugsiga sare ee Burtine, Buurtinle ayaa ka mid ah iskuulaadka u diyaar garoobaya imtixaanka sannadkan. Dugsiga sare ee Hawd waxaa imtixaanka u fariisan doona 20 arday, halka 25 arday ay imtixaanka u fariisan doonaan dugsiga sare ee Buurtinle.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: