HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 21 SEP 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Burcad hubaysan oo suuq kuyaala Nairobi weerar ku qaaday & Khasaare ka dhashay, Puntland oo xirtay xafiisyadda TV ga Universal ee Puntland, Wakiilka TV gaasi oo beeniyey eedaynmo loo cuskaday xiritaanka TV ga & Map oo arinkaasi walaac kamuujiyey, Puntland & Galmudug oo ka shiraya amaanka gobolka Mudug, iyo maalinta nabada oo dalka Soomaaliya laga xusayo.

Gen. Yusuf Axmed Khayr oo sheegay in ciidanka Puntland ay ku sugan yihiin fadhiisimadoodii Galgala.
Raysul Wasaaraha Soomaalia oo soo xiray kulan looga Hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka Dalka
Meydka labo nin oo gawracan oo lagu arkay buundo-jiifka tuulada Yalho ee gobolka Bari.

Burcad hubaysan oo suuq kuyaala Nairobi weerar ku qaaday & Khasaare ka dhashay, ?Puntland oo xirtay xafiisyadda TV ga Universal ee Puntland, Wakiilka TV gaasi oo beeniyey eedaynmo loo cuskaday xiritaanka TV ga & Map oo arinkaasi walaac kamuujiyey, Puntland & Galmudug oo ka shiraya amaanka gobolka Mudug, iyo maalinta nabada oo dalka Soomaaliya laga xusayo.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: