Duqa Degmada Qardho oo Ka Hadlay Diidmada Shilling Soomaaliga (dhegayso)

HomeWararka

Duqa Degmada Qardho oo Ka Hadlay Diidmada Shilling Soomaaliga (dhegayso)

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Qardho Cabdi Siciid Cismaan ayaa ka hadlay dhibaatada kadhalatay diidmada lacagta shilling Soomaaliga, wuxuuna shacabka ku booriyey in lacagta dalkooda ay ku kalsoonaadaan socodsiiyaana. DHEGAYSO  

Goorma ayaa la soo dhisayaa gudigii khilaafaadka doorashada Puntland 2019?
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo la kulmay Micheal Keating

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Qardho Cabdi Siciid Cismaan ayaa ka hadlay dhibaatada kadhalatay diidmada lacagta shilling Soomaaliga, wuxuuna shacabka ku booriyey in lacagta dalkooda ay ku kalsoonaadaan socodsiiyaana.

DHEGAYSO

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: