Xaaladda Dadkii Ku Sumoobey Ceelka Tuulada Timirshe iyo Biyihii oo Nairobi Lagu Baarayo (dhegayso)

HomeWararka

Xaaladda Dadkii Ku Sumoobey Ceelka Tuulada Timirshe iyo Biyihii oo Nairobi Lagu Baarayo (dhegayso)

Todobaadyadii ugu dambeyeey ilaa 35 qof ayaa ku sumoobay biyo ceel tuulada Timirshe ee gobalka Bari,iyado dadkaas qaar ay dhinteen kuwana cisbitaalka

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Faderaalka oo ka hadashay qaraxyadii khasaaraha gaystay ee Muqdisho
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Iyo xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018

Todobaadyadii ugu dambeyeey ilaa 35 qof ayaa ku sumoobay biyo ceel tuulada Timirshe ee gobalka Bari,iyado dadkaas qaar ay dhinteen kuwana cisbitaalka Carmo ay kujiraan.

Dr Yaasin Cartan oo horey usoo noqday Musharax Madaxweyne, hadana kamid ah dakhaatiirta kujirta baarista arrintaas ayaa daljir u sheegay in baritaan loo qaado qayb kamid ah biyaha dadku ku sumobeen si loo baaro loona geeyo shaybaar,wuxuna sheegay in la geynayo Nairobi .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: