Midigale Sanaag, Carruur Walaalo ah oo Ku Geeriyootey Dab Qabsaday Aqal Soomaali (dhegayso)

Midigale Sanaag, Carruur Walaalo ah oo Ku Geeriyootey Dab Qabsaday Aqal Soomaali (dhegayso)

Laba carruur oo midka ugu wayn yahay shan sano jir kana soo jeeday hal qoys ayaa ku geeriyooday tuulada Afmadoobeeye oo hoostagta magaalada Midigale ee gobolka Sanaag kadib markii dab uu qabadsaday hoy ay daganaayeen oo ka samaysnaa aqal Soomaali.

Cawad Cali Jaamac oo ah duqa magaalada Midigale ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim dhacdadan uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com