Site icon Radio Daljir

Xaaladda Dadkii Ku Sumoobey Ceelka Tuulada Timirshe iyo Biyihii oo Nairobi Lagu Baarayo (dhegayso)

Todobaadyadii ugu dambeyeey ilaa 35 qof ayaa ku sumoobay biyo ceel tuulada Timirshe ee gobalka Bari,iyado dadkaas qaar ay dhinteen kuwana cisbitaalka Carmo ay kujiraan.

Dr Yaasin Cartan oo horey usoo noqday Musharax Madaxweyne, hadana kamid ah dakhaatiirta kujirta baarista arrintaas ayaa daljir u sheegay in baritaan loo qaado qayb kamid ah biyaha dadku ku sumobeen si loo baaro loona geeyo shaybaar,wuxuna sheegay in la geynayo Nairobi .

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59ad19230401009e49e5cb22/Dr+Yaasin+Cartan+Warays+.mp3?_=1
Exit mobile version