Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kamid ah in ka badan 2 Million oo Xujay ah maantana u dareeray maalinka Carafa ayaa waxa uu u hambalyeeyey shacabka Puntland iyo ciidanka qalabka sida oo uu ku ammaanay uguna duceeyey shaqada ay dadka iyo dalka u hayaan. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59a802180a010062e5ae8f8a/Hambalyada+Madaxweynaha+Dowladda+Puntland.mp3

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dagmadda Qardho, oo iska Casishey Gudoomiyaha Ururka Haweenka.
Caawa & Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kamid ah in ka badan 2 Million oo Xujay ah maantana u dareeray maalinka Carafa ayaa waxa uu u hambalyeeyey shacabka Puntland iyo ciidanka qalabka sida oo uu ku ammaanay uguna duceeyey shaqada ay dadka iyo dalka u hayaan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: