MKX Camay oo Nooga Warramay Mashaariicda Jarmalku ka Wado Puntland (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

MKX Camay oo Nooga Warramay Mashaariicda Jarmalku ka Wado Puntland (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Eng C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” oo u warramay barnaamijka Saaka iyo Dunid

MAANHADAL: Wakhtiga dheeraaday ee halganka Laascaanood iyo waxa la gudboon bulshada deegaanka
Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland muxuu ka yiri dullaanka Somaliland ee Laascaanood?
RW Kheyre, UAE, Badaha Soomaaliya iyo Fikirka Aqoonyahan Abukar Arman

Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Eng C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” oo u warramay barnaamijka Saaka iyo Dunida ee Radio Daljir ayaa faah-faahin ka bixiyey waxa uu daaranaa kulan uu xarunta Madaxtooyada PL ee Garowe shalay kula qaatay mas’uuliyiin ka sarsare oo ka socday Q.M iyo Midowga Yurub, uuna horkacayey ku xigeenka safiirka dawladda Jarmalka ee Somaliya.

Eng. Camey ayaa tibaaxay in arrimaha ugu waaweynaa kulankaas looga hadlay ay ka mid ahayd ka miro-dhalinta mashaariic ay malaayiin Dollar ku baxayso oo laga hirgalinayo gobolada Nugaal iyo Mudug ee Puntland, kuwaas oo ay ka mid yihiin mashruuc dhanka caafimaadka ah oo isla shalay Garowe lagu daah-furay iyo wadada isku xirta Garowe iyo Galkacyo oo dhismaheedu socdo.

Md. Camey ayaa khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo ku sugan studiyaha Daljir ee magaalada Bossaso.

Madaxweyne Kuxigeen Camay oo Qaabilay Safiirka Jarmalka (war saxaafadeed)

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: