Madaxweyne Kuxigeen Camay oo Qaabilay Safiirka Jarmalka (war saxaafadeed)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Safiir Ku-xigeenka Dalka Jarmalka ee Soomaaliya. Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 30 August 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka dalka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya Mr. Markus Bollmohr. Kulanka … Continue reading Madaxweyne Kuxigeen Camay oo Qaabilay Safiirka Jarmalka (war saxaafadeed)