Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ilma Hazard waa Chelsea (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ilma Hazard waa Chelsea (dhegayso)

Saxiixa cusub ee kooxda Barcelona Ousmane Dembélé ayaa markii ugu horaysay tababar ku qaatay xarunta kooxdiisa cusub ee Barcelona. Chelsea ayaa ku

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Saxiixa cusub ee kooxda Barcelona Ousmane Dembélé ayaa markii ugu horaysay tababar ku qaatay xarunta kooxdiisa cusub ee Barcelona.

Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay wiilka ay xiddiga kooxdeeda ee Eden Hazard walaalaha yihiin ee Kylian Hazard oo ay kala soo wareegay kooxda Hungry ee Ujpest, wuxuuna qayb ka soo noqday kooxda uu walaalkii Eden Hazard ka tirsan yahay ee Chelsea.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0