Siyaasi Cabdulqaadir Xaaji,”Waxaan Codsanaynaa Inaan La Burburin Dhismayaasha Taariikhiga ah ee Boosaaso” (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cabdulqaadir Xaaji,”Waxaan Codsanaynaa Inaan La Burburin Dhismayaasha Taariikhiga ah ee Boosaaso” (dhegayso)

Mid kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobolka Bari ayaa ka hadlay dhismaha iyo ballaarinta dekedda magaalada Boosaaso oo mashruuceeda ay qaadatay

Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo qalab casi ah lagu wareejiyay (Sawirro)
Shir ay yeesheen Beesha Gari Koombe ee Gobolka Doollo ayaa lagu mudaynayey Caleemo saarka Ugaas Ayaanle Ugaas Cabdisamad ugaas C/laahi

Mid kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobolka Bari ayaa ka hadlay dhismaha iyo ballaarinta dekedda magaalada Boosaaso oo mashruuceeda ay qaadatay shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta.

Khadar Cabdi Xaaji Mire, ayaa sheegay in horumarka ay soo dhowaynayaan haseyeeshee ay dowladda ka codsanayaa inay dib u fiiriso meesha laga dhisayo dekedda dhismeheeda cusub, Wuxuuna sheegay in aan la burburin dhismayaasha qadiimiga ah ee kuyaal agagaarka dekedda dhismaha qaybtiisa cusubna lageliyo dhanka madaxtooyada magaalada Boosaaso.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: