U Diyaar Garowga Ciidul Carafa ee Suuqyada Garoowe iyo Diidmada Shilling Soomaaliga (dhegayso)

Waxaa Maalmo kooban inaga xiga Munaasabada Ciidul Carafo ee Ciidul Adxa ayaa hadda waxaa laga dareemaya Suuqyada Garowe u diyaar Garowga , inkasta oo diidmada lacagta shiling somaaliga ah ay kadhex taagantahay suuqa oo ay cabanayaan xoola dhaqatada usoo iibgeeya Xoolaha Saylada xoolaha.

Jaamac Ciise Maxamuud oo katirsan Bahda Daljir ayaa booqday suuqa xoolaha Garowe warbixintana inooga diyaariyeey.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com