Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, wax

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (maqal/muuqaal)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Wararka caawa waxaa ugu waaweyn:

  • MKX Camay oo daahfuray barnaamijka tayodhowrka badeecadaha Puntland
  • DFS oo ka hadashay dagaalka Shabaabka lagu hayo ee Shabeelaha Hoose
  • Qabanqaabada doorashada Madaxweyne ee Hirshabeelle

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: