Garaad Same M Dhaashane: “Ha la Joojiyo Dagaalka Buuhoodle” (dhegayso)

HomeWararka

Garaad Same M Dhaashane: “Ha la Joojiyo Dagaalka Buuhoodle” (dhegayso)

Odayaasha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaalkii kadhacay maanta magaalada Buuhoodle, waxaana ay ugu baaqeen dhinacyadii dagaalamay inaanay mar kale dagaalamin. Hoos kadhagayso Garaad Same Maxamed Dhaashane oo lasoo xiriiray Radio Daljir http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/599874a6010100702f6f592a/baaqa+odayaasha+gaalkacyo_heykal_19+Aug+17.mp3

DAAWO: WAA SIDEE XAALADA GOOBTII SHALAY QARAXA UU KA DHACAY
Ra’isul-wasaaraha Ruushka oo ku dhawaaqay golihiisa Wasiiradda.
Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Badhan (dhegayso)

Odayaasha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaalkii kadhacay maanta magaalada Buuhoodle, waxaana ay ugu baaqeen dhinacyadii dagaalamay inaanay mar kale dagaalamin.

Hoos kadhagayso Garaad Same Maxamed Dhaashane oo lasoo xiriiray Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0