Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ausmane Dembele waa Xaggee? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ausmane Dembele waa Xaggee? (dhegayso)

Kooxaha Arsenal, Manchester United, iyo Chelsea ayaa doonaya in ay la soo wareegaan ciyaaryahanka lagu magacaabo Julian Draxler; laakiin PSG ayaan doo

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Natiijooyinka Premiere League (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Kooxaha Arsenal, Manchester United, iyo Chelsea ayaa doonaya in ay la soo wareegaan ciyaaryahanka lagu magacaabo Julian Draxler; laakiin PSG ayaan doonayn in ay iibiso si aan ganaax danbe uga imaanUEFA.

Madaxa fulinta kooxda Borussia Dortmund, Hans-Joachim Watzke, ayaa beeniyay in wax horumar ah ay Barcelona ka samaysay heshiiska ay ku doonayso Ausmane Dembele, waxa uuna meesha ka saaray in uu jiro heshiis labada dhinac dhexmaray.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: