Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Kaga bogo wixii warar dal iyo dibad saaka ugu waaweynaa looguna hadal hayn badnaa, ayna ugu horreeyaan wararka dagaalka Xeraale.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com