Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Kooxdii ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska ayaa ciyaartay mid kamid ah kulamdii ugu danbeeyay xilli ciyaareedkan dhammaanaya, maantana waxaa la ciyaari doona kulamo kale.

Dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda qaarada Yurub ayaa hada ku socda dardar xoogan, adna bartaan kala soco wixii soo kordha.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com