Madaxweyne Gaas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Sacuudiga u Dhoofay (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne Gaas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Sacuudiga u Dhoofay (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland, Cabduweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Bander Qaasim ee Boosaaso isaga oo ku sii jeeda dalka

Bulshada Gobalka Sanaag oo FARRIIN u diray Madaxda Puntland (dhegayso | daawo)
Wasiirka Dekedaha: “Muhiimadda Dhismaha Dekedda Bossaso waa Dhoofka Shidaalka, Macdanta iyo Kalluumaysiga”
Itoobiya waxa ay leedahay 19% | Ethiopia Owns 19% Stake in DP World Berbera Port (Media Release)

Madaxweynaha Puntland, Cabduweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Bander Qaasim ee Boosaaso isaga oo ku sii jeeda dalka Sacuudiga. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu sanndkan uu kamid yahay dadka Soomaaliyeed ee gudanaya waajibaadka xajka.

Madaxweynaha ayaan ka hadlin warmurtiyeedkii dhawaan ka soobaxay ee ku aadanaa taageerada xuluufada sacuudiga iyo ku boorinta DFS in ay xulada la socoto. Madaxweynaha ay horay dowladda Sacuudiga uga helay ballanqaadyo caawino iyo dhismaha kaabayaal dhaqaale oo muhiim u ah horumarka Puntland.

Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo marwadiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: