Wasiirka Dekedaha: “Muhiimadda Dhismaha Dekedda Bossaso waa Dhoofka Shidaalka, Macdanta iyo Kalluumaysiga”

Wasiirka Dekedaha: “Muhiimadda Dhismaha Dekedda Bossaso waa Dhoofka Shidaalka, Macdanta iyo Kalluumaysiga”

Wasiiirka oo ka hadlaya dhismaha dekedda Bossaso ayaa sheegay in markii ballaarinta Dekedda Bosaaso hirgasho ay wax badan iska badali doonaan dhaqaalaha Puntland, siiba magaalada Bosaaso taas oo uu yiri in ay keentay in markii la waayay dad Soomaaliyeed oo maalgashada dekeda ay dantu bidday in loo raadiyo maalgashi shisheeye.

Wasiirka ayaa sheegay in haddii sanadkan dhisidda dekeda Bosaaso bilaabanto aan lagu shaqayn dooonin dhul badan oo hada lagu shaqeeyo. Shacabka ayuu ka codsaday wasiirku in horumarka ay kala shaqeeyaan dowladda, la’aantoodna aysan waxba qaban karin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com