Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Messi “Ciyaar Fiican naga Fisha” (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Messi “Ciyaar Fiican naga Fisha” (dhegayso)

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa u xaqiijiyay tageerayaasha kooxdiisa Barcelona in ay Santiago Bernabéu ku soo bandhigi doonaan qaab ciyaareed wanaagsan

FADEEXAD DULHOGANAYSA XIRIIRKA KUBADDA CAGTA PUNTLAND MISE WAA HAWL KALE & MUSUQ AAN LOO MEEL DEYIN?
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa u xaqiijiyay tageerayaasha kooxdiisa Barcelona in ay Santiago Bernabéu ku soo bandhigi doonaan qaab ciyaareed wanaagsan si ay uga soo laabtaan natiijada lugtii hore ay kala kulmeen dhigooda Real Madrid.

Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kooxda reer Germany ee Hoffenheim lugta hore ee isreebreebka loogu soo baxayo Champions League.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

 

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: