Cabdi Qaybdiid,”Xubintii Faroole Baneeyey Ayaan Dooranaynaa” (dhegayso)

HomeWararka

Cabdi Qaybdiid,”Xubintii Faroole Baneeyey Ayaan Dooranaynaa” (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga dibu eegista dastuurka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale qaybdiid oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey qorshayaasha horyaal gudiga iyo qorshe xildhibaanada aqalka sare ku dooranayaan xubin uu banneeyey Cabdiraxmaan Faroole oo guddigaa kamid ahayd. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5992a6de030100b8d80ec84a/Gudoomiyaha++Gudiga+Dib+U+Eegista+Dastuurka+++Cabdi+xasan++Cawaale++Qeybtiid+OK.MP3

Ciidanka PSFta Puntland oo burburiyey saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen buuraha Calmadow.
GAROWE: Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray Amniga & Abaaraha
SAAKA&DUNIDA CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN

Gudoomiyaha gudiga dibu eegista dastuurka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale qaybdiid oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey qorshayaasha horyaal gudiga iyo qorshe xildhibaanada aqalka sare ku dooranayaan xubin uu banneeyey Cabdiraxmaan Faroole oo guddigaa kamid ahayd.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: