Hirshabelle: Cali Cabdullaahi Cosoble oo la Riday iyo Cali Guudlaawe oo Madaxweyne KMG noqday (dhegayso)

HomeWararka

Hirshabelle: Cali Cabdullaahi Cosoble oo la Riday iyo Cali Guudlaawe oo Madaxweyne KMG noqday (dhegayso)

Xildhibaanada baarlamanka Maamulka Hirshabeelle ayaa kalsoonidii kala laabtay, kuna riday Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Mooshinka ridida ayaa ma

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Socota
Kalfadhigii 2-aad ee Aqalka Sare oo maanta lasoo Xiray (Sawiro)

Xildhibaanada baarlamanka Maamulka Hirshabeelle ayaa kalsoonidii kala laabtay, kuna riday Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Mooshinka ridida ayaa maanta ka dhacay Jowhar.

68 xildhibaan ayaa u codeeyay in lagala laabto kalsoonida halka ay 2 xildhibaan ay ka soo horjeesteen xilkaqaadistaas. Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 76 xildhibaan, waxaana ka aamusay 6 xildhibaan.

Canab Axmed Ciise oo ah Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaana Hirshabeelle oo guddoomisay shirka ayaa ku dhowaaqday natiijada kalsooni-kala-laabashada Madaxweyne Cosoble, iyo Cali Guudlaawe oo noqday madaxweynaha KMG ah ee Hirshabelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: