Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Socota

Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Socota

Xarunta hay’ada cilmibaarista ee PDRC ayaa waxaa ka dhacaysa doorasho ay xubnaha gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ku soo dooranayaan gudoomiyaha rasmiga ah ee gudiga doorashooyinka Puntland.

Doorashada ayaa waxaa ku tartami doona qaar kamdi ah xubnaha gudiga, kadib markii uu horay isu casiley gudoomiyihii gudiga doorashooyinka Puntland Axmed Maxamed Cali (Kismaayo).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com