Waraysi Guddoomiye Welkam: Marxaladihii u Qareemidda Wariye Cumar Dheere (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Waraysi Guddoomiye Welkam: Marxaladihii u Qareemidda Wariye Cumar Dheere (dhegayso)

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa markii ugu horaysay burisay amar aan la ogayn meel uu ka soo baxay oo lagu xiray wariye Cumar Siciid

Garaad Saleebaan: “Waa u xoogsheeganeynaa … waanwaanta ay sheegayaana waa been … beenta waa lagu cabbaa ee laguma rakaato”
Afkaarta Shacabka & sheegashada Garoowe: Baarlamaanka Puntland Qardho ha loo wareejiyo?
Hardanka shisheeyaha iyo habacsanaata Soomaalida

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa markii ugu horaysay burisay amar aan la ogayn meel uu ka soo baxay oo lagu xiray wariye Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) oo muddo 6 cisho ah ku xirnaa xabsi magaalada Garoowe.

Hadaba si aan u ogaano marxaldihii siideynta wariye Cumar Dheere ayaan waxaan arrinka ka waraysanay Maxamed Maxamuud Welkam, Guddooomiye kuxigeenka Ururka Suxuufiyiinta Puntland ee MAP.

Welkam waxa uu u waramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: