Ciidamada Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaano Horleh ee Shabeelada Dhexe (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaano Horleh ee Shabeelada Dhexe (dhegayso)

Wajigii 1aad ee hawlgalka ay ciidamada kula wareegayaan saldhigyada Alshabaab ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa soo idlaaday. Tuulooyin iyo deegaano

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wajigii 1aad ee hawlgalka ay ciidamada kula wareegayaan saldhigyada Alshabaab ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa soo idlaaday.

Tuulooyin iyo deegaano hoostaga Cali Fool Dheere ayaa waxaa ka dhacay maanta iska horimaadyo u dhaxeeya ciidamada XD iyo Alshabaab. Kornel Mukhtaar oo la hadlay warqabadka Daljir Muqdisho ayaa sheegay in ay guula ka gaareen dagaaladii dhacay deegaanka ayna dileen dagaalamayaal Alshabaab ah.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: