Wacaal Daray ah: Sarkaal Boolis oo lagu Dilay Bossaso

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Sarkaal Boolis oo lagu Dilay Bossaso

Taliye kuxigeenkii saldhiga bartamaha ayaa goor dhowayd lagu dilay magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari. Taliye Cabdi Dheere ayaa lagu dilay d

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo magacaabay Afhayeenka Booliska
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE

Taliye kuxigeenkii saldhiga bartamaha ayaa goor dhowayd lagu dilay magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari.

Taliye Cabdi Dheere ayaa lagu dilay dhabarka dambe ee saldhiga bartmaha ee Bossaso , waxaana la sheegay kooxdii dilka gaysatay inay baxsadeen.

Marxuumka ayaa lagu yaqiin baarista dambiyada, waxaana dadka yaqaanay ay qireen inuu ahaa nin daacad u ah shaqadiisa oo aad u neceb laaluushka.

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: