Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid fkf Man United (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid fkf Man United (dhegayso)

Kooxda Real Madrid ayaa  Man United ku garaacday kulankoodii maanta ee koobka UEFA Super Cup kana dhacay garoonka Philip II Arena. Real Madrid waxaa g

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Liverpool oo hartay lagana badiyey 2-3 West Brom (dhegayso)

Kooxda Real Madrid ayaa  Man United ku garaacday kulankoodii maanta ee koobka UEFA Super Cup kana dhacay garoonka Philip II Arena. Real Madrid waxaa goolasha u dhaliyiyay Casemiro iyo Isco taasu oo Real Madrid ka caawisay in ay ku guulaysato UEFA Super Cup markii labaad oo xiriir ah.

Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa ka dalbaday maamulka kooxdiisa inay u sameeyaan saxiixyada 4 xidigo kale oo cusub, kahor inta soo idlaan suuqan xagaaga, maadaama uu doonayo in loolan adag galo sannad ciyaareedka 2017-2018.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: