Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka wararka ugu waaweyn waxaa ugu horreeya geeridii naxdinta laheyd ee Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar, raxmada Eebbe dushiisa ha ahaato e.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0