Xubintii Ciyaaraha: Liverpool oo hartay lagana badiyey 2-3 West Brom (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Kooxda West Brom ayaa Liverpool ka cidhibtirtay tartanka koobka FA Cupka kaddib markii ay Liverpool ku garaacday garoonkeeda Anfield. Inkasta oo ay Liverpool gool ku hormartay soolaabasho cajiib ah ayay samaysay kooxdii martida Liverpool u ahayd.

Boodhka sare ee kooxda Real Madrid aya shir degdeg ah isugu yimid waxaana lagu go’aamiyey in suuqa kala iibsiga la galiyo 500 million Yuuro sida lagu sheegay warbixin hordhac ah oo laga helay rag ka ag dhaw hoggaanka sare ee kooxda Real Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com