Dr Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Talyaaniga(dhegayso)

HomeWararka

Dr Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Talyaaniga(dhegayso)

Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd ku geeriyooday wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaalkacyo, ahaana dhaqtarka dawayn jiray dadka ka buka dhimirka iyo neerfaha gobolada kale duwan ee Soomaaliya. Geerida marxuumka ayaa waxaa u xaqiijiyay radio Daljir Sahra Jaamac. Hoos kadhegayso waraysiga http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598a264c0401005c520c567c/Sahra+Jaamac+Salaad_Waraysi+Geerida+Dr+Maxamed+Jaamac_08_8_2017sx.mp3    

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo gaaray Magaalada Jowhar
Haweenka Qaadka Ku Iibiya Boosaaso oo Cabanaya (Sawirro+Codad)
Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa DFS oo Muqdisho ku kulmay

Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd ku geeriyooday wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaalkacyo, ahaana dhaqtarka dawayn jiray dadka ka buka dhimirka iyo neerfaha gobolada kale duwan ee Soomaaliya.

Geerida marxuumka ayaa waxaa u xaqiijiyay radio Daljir Sahra Jaamac.

Hoos kadhegayso waraysiga

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: