Dr Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Talyaaniga(dhegayso)

Dr Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Talyaaniga(dhegayso)

Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd ku geeriyooday wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaalkacyo, ahaana dhaqtarka dawayn jiray dadka ka buka dhimirka iyo neerfaha gobolada kale duwan ee Soomaaliya.

Geerida marxuumka ayaa waxaa u xaqiijiyay radio Daljir Sahra Jaamac.

Hoos kadhegayso waraysiga

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com