Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari oo Boosaaso Lagu Diley

HomeWararka

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari oo Boosaaso Lagu Diley

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada lagu diley Allaha u naxariistee gudoomiy

Wasiirada dastuurka dowlad goboleedyada oo ka qaybgalay shirka Muqdisho
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay sharciga Saxaafadda Soomaaliya
Taliyaha saldhiga Burtinle oo Daljir uga waramay howlgalo ay ka sameeyeen magaalada dhegayso)

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada lagu diley Allaha u naxariistee gudoomiye ku-xigeenkii hore ee gobolka Bari  Khalar Buncun.

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka Daljir Boosaaso ayaa sheegaya in marxuumka ay dileen dabley ka baxsaday goobtii uu dilkaasi kadhacay, kahor inta aysan gaarin ciidanka ammaanka ee gobolka Bari.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: