Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari oo Boosaaso Lagu Diley

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada lagu diley Allaha u naxariistee gudoomiye ku-xigeenkii hore ee gobolka Bari  Khalar Buncun.

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka Daljir Boosaaso ayaa sheegaya in marxuumka ay dileen dabley ka baxsaday goobtii uu dilkaasi kadhacay, kahor inta aysan gaarin ciidanka ammaanka ee gobolka Bari.


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari oo Boosaaso Lagu Diley”

  1. mahad shacraawi

    waxaan rabaa shaqo waxaan dhameeyey jamacad hamuud

U Jawaab mahad shacraawi Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com