Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari oo Boosaaso Lagu Diley

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari oo Boosaaso Lagu Diley

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada lagu diley Allaha u naxariistee gudoomiye ku-xigeenkii hore ee gobolka Bari  Khalar Buncun.

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka Daljir Boosaaso ayaa sheegaya in marxuumka ay dileen dabley ka baxsaday goobtii uu dilkaasi kadhacay, kahor inta aysan gaarin ciidanka ammaanka ee gobolka Bari.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • mahad shacraawi 3 months

    waxaan rabaa shaqo waxaan dhameeyey jamacad hamuud