Warshadda Barafka Bossaso oo Joojisay Iibka Barafka (dhegayso)

HomeWararka

Warshadda Barafka Bossaso oo Joojisay Iibka Barafka (dhegayso)

Warshadii barafka ee Bosaaso ayaa maanta gabi ahaanba joojisay barafkii meheradaha ganacsiga kuna sababaysay lacagta faalsada ah ee dalka qaribtay. Wariye Xasan Heykal ayaa boqday xarumaha warshadda barafka ee Bosaaso oo warbixintan ka diyaariyey. Halkan ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598734fe090100301c77ff9b/Warbixinta+barafka+xasn+heykal_6+Aug+17.mp3

Gabdho ganacasto ah oo reer Sool oo Magaladda Garoowe ka furtay xarunta GOOJACADDE COLLECTIONS
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO
Faaf faahin: dooni Ganacsi oo kuso caariday xeebta Boosaaso (dhegayso)

Warshadii barafka ee Bosaaso ayaa maanta gabi ahaanba joojisay barafkii meheradaha ganacsiga kuna sababaysay lacagta faalsada ah ee dalka qaribtay.

Wariye Xasan Heykal ayaa boqday xarumaha warshadda barafka ee Bosaaso oo warbixintan ka diyaariyey.

Halkan ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: