Faaf faahin: dooni Ganacsi oo kuso caariday xeebta Boosaaso (dhegayso)

Faaf faahin: dooni Ganacsi oo kuso caariday xeebta Boosaaso (dhegayso)

Ganacsatada ay urarantahay Doonida kucaarida xeebta Bosaaso ayaa wada dalaalo ay ku bad baadinayaan hantida saaran doontan. .

Waxaa ay sheegeen in ilaa iyo haatan aysan muuqan kaalintii dowlada.

Hadaba C/laahi Maxamed Cumar Waxa uu kamidyahay ganacsatada ay urarantahay Doonidan , Wariye Xasan heykal ayuu uga waramay dadaalada ay wadaan maanta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com