Taliye Ereg: “Puntland ma Leh Ciidan Sirdoon!” (dhegayso)

HomeWararka

Taliye Ereg: “Puntland ma Leh Ciidan Sirdoon!” (dhegayso)

Taliyaha Booliska Puntland, Cabdulqaadir Faarax Ereg, ayaa nooga warramay xaaladda amni ee Puntland iyo sababta ciidanka Booliska Puntland aysan u lahayn sirdoon iyo awood dabaggal oo ay ku soo qabtaan dilayaasha dilka joogtada ah ka geysta Puntland, siiba gobolka Mudug. Taliyaha waxaa waraystay wariye Jamaal Faarax Aadan. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59868088090100e91177bd59/Taliyaha+Booliska+Puntland+Cabdulqaadir+Shire+Farax+Ereg_6+Aug+17.mp3    

Musharax Gen.Shaale oo u Hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Taliyaha Booliska Puntland, Cabdulqaadir Faarax Ereg, ayaa nooga warramay xaaladda amni ee Puntland iyo sababta ciidanka Booliska Puntland aysan u lahayn sirdoon iyo awood dabaggal oo ay ku soo qabtaan dilayaasha dilka joogtada ah ka geysta Puntland, siiba gobolka Mudug.

Taliyaha waxaa waraystay wariye Jamaal Faarax Aadan.

Hoos ka dhegayso

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: