Qoysaas ku Cayroobay Abaarta SIMA oo Weli ku Dayacan Duleedka Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Qoysaas ku Cayroobay Abaarta SIMA oo Weli ku Dayacan Duleedka Garoowe (dhegayso)

Barakacayaal xoolihii kaga dhamaadeen abaarta SIMA kana soo barakacay gobalada Nugaal iyo Karkaar ayaa weli ku sugan duleedka Garoowe. Barakacayaasha

Guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha oo lacag deeg ah ku wareejiyay maamulka Gedo (Sawiro)
Warbixin: Xogta Dhaawacyadii Qaraxa Bossaso (dhegayso)
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo loo magacaabay S/Guuto Muxyadiin Axmed Muuse

Barakacayaal xoolihii kaga dhamaadeen abaarta SIMA kana soo barakacay gobalada Nugaal iyo Karkaar ayaa weli ku sugan duleedka Garoowe. Barakacayaasha ayaa ka cabanaya xaalad nolal xumo, hoy xumo iyo taakuleyn la’aan.

Radio Daljir ayaa Booqasho ku tagtay kaamka Jilib oo ay ku suganyihiin qoysaas tiro badan oo SIMA ku cayroobay, waxayna hay’adaha samafalka iyo dowlada Puntland ka dalbadeen in la caawiyo, loona caawiyo si degdeg ah.

Gudoomiyaha Kaamka Jilib, Cabdi Cali Cartan, oo Radio Daljir u waramay ayaa ka warbixiyey xaaladda adag ay ku suganyihiin qoysaasku, waxa uuna u waramay wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: