Somaaliya oo ka Qaybgalaysa Bandhig Hiddaha & Dhaqanka Masar ka Dhacaya (dhegayso)

HomeWararka

Somaaliya oo ka Qaybgalaysa Bandhig Hiddaha & Dhaqanka Masar ka Dhacaya (dhegayso)

Guddoomiyaha Hay'ad lagu magaacabo Wisiya oo ka shaqaysa Barnamaijyadda Hidaha iyo dhaqanka Soomalida ayaa sanadkan dalka Masar lagu qabanaya waxaana

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la joojiyo doorashada golaha Shacabka ee Somaliland
Bosaaso oo lagu qabtay dibad bax looga soo horjeeday dilkii iyo kufsigii loo gaystay Caasho Ilyaas (dhegayso+Sawiro)
Qoraa Sare Maxamed Daahir Afrax oo London ku Geeriyooday (daawo)

Guddoomiyaha Hay’ad lagu magaacabo Wisiya oo ka shaqaysa Barnamaijyadda Hidaha iyo dhaqanka Soomalida ayaa sanadkan dalka Masar lagu qabanaya waxaana ka qayb galaya wadamo badan oo Afrikaan ah.

Laylo Xiis waxay kamid tahay haweenka ka qaybgalaya bandhig dhaqameedkaas caalamiga ah, waxayna hoggaan u tahay hay’adda lagu magaacabo Wiisiya; Radio Daljir ayeey uga warantay muhiimada bandhigga, waxay ayna u warrantay wariye Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe.

Dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: