Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Socota

HomeWararka

Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Socota

Xarunta hay’ada cilmibaarista ee PDRC ayaa waxaa ka dhacaysa doorasho ay xubnaha gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ku soo dooranayaan gudoomiyaha rasmiga ah ee gudiga doorashooyinka Puntland. Doorashada ayaa waxaa ku tartami doona qaar kamdi ah xubnaha gudiga, kadib markii uu horay isu casiley gudoomiyihii gudiga doorashooyinka Puntland Axmed Maxamed Cali (Kismaayo).

Alshabaab oo xalay weraar ku qaaday bar kantarool oo ku taala Jowhar
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)

Xarunta hay’ada cilmibaarista ee PDRC ayaa waxaa ka dhacaysa doorasho ay xubnaha gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ku soo dooranayaan gudoomiyaha rasmiga ah ee gudiga doorashooyinka Puntland.

Doorashada ayaa waxaa ku tartami doona qaar kamdi ah xubnaha gudiga, kadib markii uu horay isu casiley gudoomiyihii gudiga doorashooyinka Puntland Axmed Maxamed Cali (Kismaayo).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: