Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyeey 4 degmo oo dhawaan la magacaabay. Degmooyinka dhawaan la magacaabay lana horgeeyey baarlamaanka Puntland ayaa kala ah: Shaxda Xumbeys Dhudhub iyo Bursaalax Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayaa warbixinta inoo haya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/597cce97020100e0608d1e3d/lakiman_degmooyin+Barlamaanku+ansixiyeey+degmooyinka+Cusub_29+july+17.mp3

Wafdi ka socda DFS oo Shir Caalamiga ah uga qeyb galaya dalka Switzerland
LAACAANOOD OO SAAKA DEGGAN IYO ISSIMADII KOONFURTA OO TAGAY FURAHA DAGAALKA.
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyeey 4 degmo oo dhawaan la magacaabay. Degmooyinka dhawaan la magacaabay lana horgeeyey baarlamaanka Puntland ayaa kala ah:

  1. Shaxda
  2. Xumbeys
  3. Dhudhub iyo
  4. Bursaalax

Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayaa warbixinta inoo haya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0