Site icon Radio Daljir

Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyeey 4 degmo oo dhawaan la magacaabay. Degmooyinka dhawaan la magacaabay lana horgeeyey baarlamaanka Puntland ayaa kala ah:

  1. Shaxda
  2. Xumbeys
  3. Dhudhub iyo
  4. Bursaalax

Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayaa warbixinta inoo haya.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/597cce97020100e0608d1e3d/lakiman_degmooyin+Barlamaanku+ansixiyeey+degmooyinka+Cusub_29+july+17.mp3?_=1
Exit mobile version