Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyeey 4 degmo oo dhawaan la magacaabay. Degmooyinka dhawaan la magacaabay lana horgeeyey baarlamaanka Puntland ayaa kala ah:

  1. Shaxda
  2. Xumbeys
  3. Dhudhub iyo
  4. Bursaalax

Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayaa warbixinta inoo haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com