Qarax Maanta Kadhacay Magaalada Muqdisho

HomeWararka

Qarax Maanta Kadhacay Magaalada Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya inta u dhaxeysa Isgoysyada Soos iyo Ex-Control Balcad ee Degmada Heliwaa ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qa

Korneyl Maxamed ‘Tuur’ oo kamid ah saraakiisha SSC ayaa ka falceliyey hadalkii Muuse Biixi
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
GAALKCAYO: Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland iyo wafdi uu kamid yahay Cabdiqaybid oo booqday degaan xalay lagu dagaalamay (Sawiro)

Wararka inaga soo gaaraya inta u dhaxeysa Isgoysyada Soos iyo Ex-Control Balcad ee Degmada Heliwaa ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax khasaare gaystay.

Qaraxan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso, ayaa waxa ay la kacday gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo maraayay goobta qaraxa uu ka dhacay, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac ah.

Waxaa wararku sheegayaan in gaarigaan oo ahaa nooca raaxada ay la socdeen labo qof oo halkaasi ku dhaawacmay, waxaana la rumaysan yahay inay katirsanaayeen ciidanka miino baarka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: