Ururka Dhalinyarada Qardho oo Maamulka Degmada Dhul Ka Codsaday (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Dhalinyarada Qardho oo Maamulka Degmada Dhul Ka Codsaday (dhegayso)

Ururka Dhalinyarada gubolka Karkaar ee Kaynet ayaa maamulka degmada Qardho iyo xilibanada golaha deegaanka Qardho ka codsaday in la siiyo dhul,  Axmad Muse oo ka mid ah xubnaha ururka dhalinyarada gubolka karkaar ayaaa jidiyay codsigaa xili uu ka qayb galayay kalfadhiga golaha deganka Qardho. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5975a4d1060100c5113953d7/codka+axmad+muse+23_7_2017.mp3

Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi (dhegayso)
Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”
Maamul Wanaag: Nimcada Dhuldaaqsinka Dooxada Dharoor Xirmeyn & Maareyn Kabacdi (dhegayso & sawirro)

Ururka Dhalinyarada gubolka Karkaar ee Kaynet ayaa maamulka degmada Qardho iyo xilibanada golaha deegaanka Qardho ka codsaday in la siiyo dhul,  Axmad Muse oo ka mid ah xubnaha ururka dhalinyarada gubolka karkaar ayaaa jidiyay codsigaa xili uu ka qayb galayay kalfadhiga golaha deganka Qardho.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: