Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Daljir Waraysi Muhiim ah Siiyey (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ku sugan degmada Gal-dogob ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee gobolka iyo wadashaqaynta laamaha ammaanka iyo shacabka.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com