Ururka Dhalinyarada Qardho oo Maamulka Degmada Dhul Ka Codsaday (dhegayso)

Ururka Dhalinyarada Qardho oo Maamulka Degmada Dhul Ka Codsaday (dhegayso)

Ururka Dhalinyarada gubolka Karkaar ee Kaynet ayaa maamulka degmada Qardho iyo xilibanada golaha deegaanka Qardho ka codsaday in la siiyo dhul,  Axmad Muse oo ka mid ah xubnaha ururka dhalinyarada gubolka karkaar ayaaa jidiyay codsigaa xili uu ka qayb galayay kalfadhiga golaha deganka Qardho.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com