Ciidanka Yuhuudda oo 50 Ruux Ku Dhaawacay Masjidka Aqsa (daawo xansuuqa)

HomeWararka

Ciidanka Yuhuudda oo 50 Ruux Ku Dhaawacay Masjidka Aqsa (daawo xansuuqa)

Ugu yaraan 50 ruux oo shacab ah ayaa lagu soo waramaaa inay ku dhaawacmeen iska hor imaadyadii ugu dambeeyey ee masaaajidka barakaysan ee Aqsa afaafti

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xal-u-helidda caqabadahaha gabdhaha kahoryimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 5aad – dhegayso)
Shirkii Dowlad gobaleedyadda iyo Dowladda Federaalka oo maalintii labaad galay (Daawo)
Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Garoowe

Ugu yaraan 50 ruux oo shacab ah ayaa lagu soo waramaaa inay ku dhaawacmeen iska hor imaadyadii ugu dambeeyey ee masaaajidka barakaysan ee Aqsa afaaftiisa hore ku dhexmaray ciidanka Yuhuuda iyo muslimiin doonaya inay halkaasi ku cibaadaystaan.

DAAWO

Lix cisho ayuu saa Ku xidhanayahay Masjid Al aqsa ,,Yahuuduna ku xaarayaan ,Kuna kaajayaan Muslimiintana Saa u garaacayaan Islaamkuna wuu Aamunsanyahay #Ceeb______Waynaa

Posted by Dan-Jire Burcaawi Ina Caraale on Wednesday, July 19, 2017

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 1