Barnaamijkii Martisoor iyo Abwaan Dhoodaan (Axmed Sh Maxamed Tallman)

HomeWararkaMARTISOOR

Barnaamijkii Martisoor iyo Abwaan Dhoodaan (Axmed Sh Maxamed Tallman)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Martisoor oo aad todobaad walba ka dhegaysataan xarumaha kala duwan ee Daljir ku leedahay Soomaaliya, wa

Garaadka Guud ayaa ku marti ah Barnaamijka #MARTISOOR
MARTISOOR: Axmed Cali Cigaal, Jigjiga iyo fanka Soomaalida (dhegayso)
MAXAA KEENAY ISKU MILANKA DHAQANKA & NIDAAMKA DAWLIGA PUNTLAND? (daawo)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Martisoor oo aad todobaad walba ka dhegaysataan xarumaha kala duwan ee Daljir ku leedahay Soomaaliya, waxaana todobaadkaani barnaamijka marti ku ah AUN Abwaan Cabdullaahi Macalin Dhoodaan oo sanadkii 2013 ku geeriyoodey dalka Itoobiya, haseyeeshee kamid ahaa dadkii ugu caansanaa suugaanta iyo arrimaha dhaqanka Soomaaliya.

Hoos ka dhegayso barnaamijka iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: