Maxaa kala Haysta Ciidanka Saldhigga Burtinle iyo Shacabka Caraysan (dhegayso)

HomeWararka

Maxaa kala Haysta Ciidanka Saldhigga Burtinle iyo Shacabka Caraysan (dhegayso)

Ciidanka ammaanka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ku dhiban sidii ay uga hortegi lahaayeen mudaharaadyo rabshado wata oo saacadihii ugu dambeeyey ka socdey degmadaasi, loogana soo horjeedey korukaca qiimaha dollarka, sida uu Daljir u sheegay Xasan Maxamed Cali Xasan Burtinle Taliye kuxigeenka dagmada Burtinle. DHEAGYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596b28fa010100f73994d337/Taliye+xigeenka+Xasab+burtinle++%281%29.mp3

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland oo Burtinle gaaray (dhegayso)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Ciidanka ammaanka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ku dhiban sidii ay uga hortegi lahaayeen mudaharaadyo rabshado wata oo saacadihii ugu dambeeyey ka socdey degmadaasi, loogana soo horjeedey korukaca qiimaha dollarka, sida uu Daljir u sheegay Xasan Maxamed Cali Xasan Burtinle Taliye kuxigeenka dagmada Burtinle.

DHEAGYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: